Qareeno Weerar Khasaaro dhimasho sababay ku qaaday Isbitaal !! (Daawo Sawirada)

Saddex bukaan ayaa geeriyootay markii ay boqollaal qareenno ah weerar ku qaadeen isbitaal ku yaalla magaalada Lahore ee dalka Pakistan, xilli uu socday mudaharaad salka ku haya muran u dhaxeeya Dhakhaatiirta iyo Qareennada. Muuqaal lagu shaaciyay warbaahinta maxalliga ah iyo baraha bulshada ayaa laga arkayaa qareennada oo qalalaase ka sameynaya qeybaha ay bukaannada wadnaxanuunka ku … Continue reading Qareeno Weerar Khasaaro dhimasho sababay ku qaaday Isbitaal !! (Daawo Sawirada)